SSPAMEDIA | Turxaanbixinta Isboortiga

Koobka sanad guurada koowda Luulyo oo lagu qaban doono magaalada London
Markale sidii hore u dhici jirteyba waxaa lagu qaban doonaa xaafada Southall tartankii koobka dhalinyarada cuslaatey ee degan magaalada London, marka cayaarahaan ay soo dhamadaana waxaa xafladii koowda Luulyo lagu qaban doonaa isla xaafada Southall hadii Eebe idmo.

Sida ay u dhici doonaan barnaamijkaasina iyo goobaha lagu qaban doonana maalinta koowda Luulyo iyo tartanka kubadda cagta oo aan ka helnay maamulka tartankaan ayaa noqon doono jadwalkooda:

Qorituurkii koobka 1da luulyo 2013 old boys oo la sameeyey iyo dhamaan kooxihii oo u diyaargaroobaya.

Waxaa ka soo qaybgelaya 8kooxood oo ka kala imanaya wadanka uk iyo 1koox oo ka imaanaysa wadanka Denmark ee uu hogaaminaayo ciyaartooygii xulka qaranka soomasliyeed ee beri samaadkii & kooxdii naadiga Mbc madbacada Legend Baynax.

Waxayna kooxuhu isugu dhaceen labo Group.

Group:A

Streatham

Wembley

Herer Stars

Denmark

Group:B

Manchester Old Boys

Sahan

North London

Southall Stars

Waxay ciyaaruhu dhici doonaan 29-06-13 waxayna ka dhici doonasn garoonka wayn ee Featherstone sports centre Featherstone high school 11 Montague waye Southall ub25hf.

Xafladuna waxay ka dhacaysaa

Hawlka wayn ee isna ku yaala xaafada Southall.

Milan palace

Rear of the green

Southall middx

Ub24bg.

Waxaana habeenkaas halkaas ka jira casho sharaf loogu tala galay xaflada iyo live music waxaana imasnasya fanaaniin aad u qaali ah.

Marti sharaf uu hogaaminaayo laacibkii Qaranka oo ku wajahan cayaaraha SEUKI
Waxaa todobaadkan magaalada Stockholm ku wajahan marti sharaf uu hogaaminaayo laacibkii Qaranka iyo kooxda Horseed Maxamed Ismaaciil Cali, Xildhibaan hore Cabdi Dheeg uuna wehliyo wariyaha isboortiga TV-ga caalamiga ah ee Somalichannel Cabdirisaaq Afrax, kuwaasoo marti qaad rasmi ah ka helay maamulka qabanqaabinaayo cayaaraha xagaaga SEUKI 2013.

Waxaa lagu wadaa inay cayaarahaan si rasmi ah u furmaan asbuuca soo socdo sida uu noo sheegay wariyaha nooga soo warama tartankaan  Afrax ”Save”, sababta loo soo hormarinayayna wuxuu noogu sheegay in bisha Ramadaan uu ku soo aaday waqtigii cayaarahaan socon jireen sanad walbo, waxaana ka qayb gala kooxo aad u badan oo ka kale imaan doono wadamada Yurub.

Kooxda Nabadda uu macalinka u yahey Maxamed Barasab ”Bob” ayaa ka mid ah kooxaha ugu cad cad sanadkaan, sida uu isheegayna wuxuu ku rajo weyn yahay inay koobka soo qadaan, dhalinyarada koobkaan ka qayb galeysa waxaa laga heli karaa ciyaartooy tayo leh oo qaranka Soomaaliya matali karta mustaqbalka soo socdo, waxaana wanaagsan kuwa sheeganaya inay maamulaan XSKC inay yimadaan kana xushaan ciyaaryahano anfici kara marka ay bariga Afrika ka dheelayaan, nasiib xumada Soomaali maanta heysata waxaa weeye dad aan awood u laehyn maamul ayaa meel kasta iska heysta hadane in wax qabtaan looga fadhiyin, dadkii wax qaban lahaana madaxa uga fadhiya, tusaale inaan ka dhigano waayo maanta Ethopia oo aan arkeyno heerka kooxdoodu mareyso, heerkee marayaan?.

Heer waxay marayaan inay u soo baxaan cayaaraha qaramada Afrika iyo koobka Aduunka, kuwaasoo ognahay inay 30 sanadood meel ay ka dheelayaan lagu arkin iyo natiijooyin ay gaareen, sida uu noo sheegay laacib hore Maxamed Ismaaciil, wuxuuna yiri sidatan ”weli ma arkin markii Horseed guulaha ka soo hoyn jirtey cayaaraha Afrika iyo Carabta koox Ethopian ah oo ka qayb galeysa cayaaraha Afrika, ha ahaato koox ama Qaran, ugu dambeyntii markii ay diyaar u soo noqdeen cayaaraha, waa kuwa soo bandhigey awoodooda iyo waxay intaas u maqnaayeen halka anagoo habqan ah aan maalin kasto garoomada dhex taagan nahay, hadane aysan muuqan tabaabusho xoogan iyo isbadal, sababtuna waxaa weeye ma helaan dad talo dhaxal gal ah siiya oo doonaya in wax la qabto un.

Ninka raga dhulka wuu ku dhici karaa laakinse inuusan soo istaagin oo boorka iska jafin waa nasiib xumo, marka dadka isboortiga ah ee daawanaya ciyaartooyda ka qayb galeysa tartamadaan oo anfici kara wadanka waa in la soo aruuriyaa si loo ogaado.

Imaanshaha  laacibkii Qaranka iyo kooxda Horseed iyo Xildhibaan hore Cabdi Dheeg iyo casumaada loo soo direy ayaa ku abuurtey walaac iyo inay candhuuftooda dib u laqaan dad markii hore iska dhigi jirey inay  isku dhereerin karaan  mudanayashan magaca iyo sharafta ku leh bulshada Soomaaliyeed, Soomaalidu waxay tiraahdaa wixii gurigaada laguugu soo barin adaab ah bulshada ayaa dariiqada kugu barta, dadka maanta nool waxaa ku badan sumad la wayaal doonaya in markasto cunto, jiif iyo lacag afka loogu guro, hadii ay ka waayana ku caayaya, wax walbana ay ku xiran tahey tuugsi iyo labo wajiilenimo maalina North taagan, maalina West taagan oo aan mowqif cad laheyn oo lagu soo hagaago.

Cayaaraha SEUKI iyo marti sharafkaba waxaan u rajeynaynaa guul wacan, wixii ku saabsan cayaarahaasi kale soco sspamedia oo ay noo soo diri doonaan saaxiibada turxaanbixinta ee ka qayb galaya tartankaan, kuwaasi oo isugu jiro ciyaartooy iyo masuuliyiin.

Docda kale waxaa marti qaad sare looga soo direy  wadanka Zwitzerland Mudane Maxamed Buuwe oo ka mid ah dadka ugu wanaagsan ee degan magaalada London, martiqaadkaasna waxaa ku baxaya sanadkaan kooxda SIYD oo ka mid ah kooxaha caruurta Soomaaliyeed aruuriya, kuwaasoo  booqasho 4 maalmood ah ku tagi doono  magaalooyinka Zurich iyo Geneva.

Booqashadaasna waxay bilaaban doontaa 28 June, socona doontaa ilaa 1 July 2013 hadii Eebe idmo, wixii ku saabsana kulamada cayaaraha iyo munaasabadaha kale waxaad kale socon doontaan sspamedia oo ka mid ah dadka lagu marti qaadey barnaamijkaan.

Awdal oo la sagootiyay iyo Maroodijeex oo semefinal usoo gudubtay
Ciyaar aad u xiiso badan kana mid ah Tartanta Cayaaraha Kubada Cagta Gobolada Soomaaliland ayaa waxaa galabta fooda isu daray Xulka Gobolka Awdal Iyo Maroodi-jeex, ciyaartan ayaa aheyd mid aad u adag oo labada dhinac ay soo bandhigeen Farsamo aad u sareysa oo si weyn usoo jiidatay Taageerayaasha u daawasho tagay cayaarta.

Kooxda Gobolka Maroodijeex ayaa Gooshii ugu horeesay qeybtii 1-aad ee cayaarta la timid waxaana u saxiixay Cayaaryahanka No. 9aad Cabdiriyaax, inkastoo Kooxda Gobolka Awdal ay isku dayo badan muujisay qeybtii hore ee cayaarta, ayaan usuura galin in ay wax gool ah la timaado waxa ayna qeybta hore ee cayaarta kusoo idlaatay 1-0.

Qaybtii 2aad ee ciyaarta markii laysku soo noqday ayay weeraro isdaba joog ah ay soo qaadeen xulka gobolka Awdal u saamaxday inay la yimaadeen goolkii barbardhaca, waxa ayna 90-kii daqiiqo ee loogu tala galay cayaarta iyo daqiiqado dheeri oo lagu daray ayaa waxa ay ugu danbeyn Cayaarta kusoo idlaatay 1-1 barbardhac.

Labada Xul ee Gobolada Awdal iyo Maroodijeex ayaa waxaa loo dhigay Gool ku laad (Penalty), waxa ayna ugu danbaytii guusha ku raacday xulka gobolka Maroodijeex taasi oo ah ciyaarta samifinalka u gudbeen xulka Hargeysa Ee Gobolka Maroodi-jeex.

Premier League: Manchester City’s Abdisalam Ibrahim flattered by reported interest
Manchester City starlet Abdisalam Ibrahim admits he is flattered to be linked with other Premier League clubs.

The highly-rated midfielder is currently on loan at Stromsgodset until the end of the Norwegian season and he has been earning rave reviews during his stint in Norway.

A host of Premier League clubs including Arsenal, Liverpool, Fulham, Swansea and West Ham are all thought to be keeping tabs on Ibrahim’s progress with the player entering the final year of his contract at Manchester City.

Ibrahim’s suitors are expected to watch the powerful midfielder in action for Norway at this summer’s Under 21 European Championship in Israel with the Norwegians drawn in the same group as England.

Ibrahim is planning to hold talks with City over his future this summer and he admits it is an honour to be linked with boyhood heroes Arsenal, but says he is focused on the European Championship with Norway

“I’m very flattered to be linked with Arsenal, I grew up as an Arsenal fan and my hero was Patrick Vieira when he was playing there,” Ibrahim told Sky Sports.

“I would be very honoured to play for Arsenal and it would be all my dreams come true to work with Arsene Wenger.

“He has developed so many young players over the years and gave them chances in the first team but at the moment my focus now is doing very well in the Under 21 European Championship next month in Israel with my national team and hopefully try and win the tournament.

“We will see what happens in the next couple of months about my future as I’m contracted to Manchester City for another year.

“I’m open to extending my new deal, but I’d like to meet the new manager if it’s [Manuel] Pelligrini and see what he has to say.

“I’m 22 years old now and I want to be playing week in, week out in the Premier League.”

Daawo Cayaarihii HIRDA Summer Cup 2013

Macalinka Qaranka kooxda cayaaraha fudud oo gaarey Muqdisho
Waxaa magaalada Muqdisho gaarey macalinka kooxda Qaranka cayaaraha fudud ee Soomaaliya macalin Cabdi Warsame, islamarkaana ku guda jira diyaarinta ciyaartooyda qaranka Soomaaliya uga qayb gali doono tartamada cayaaraha fudud ee jaamacadaha, da’yarta iyo koobka Qaramada caalamka.

Macalin Cabdi Warsame oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa iisheegay inuu rabo in isbadal la taaban karo la yimaado tartamada soo socdo hadii Eebe idmo, islamarkaana uu keeno ciyaartooy heysata natiijooyin rasmi ah oo looga qayb gali karo cayaarahaan, kuwaasoo matala wadankeena, hada waxaa diyaar noo ah oo aan heynaa ciyaartooy ka orda jaamacadaha Mareykanka oo wiilal iyo gabdho iskugu jira, kuwaasoo aan doonaya inay wadankooda u ordaan mustaqbalka, ciyaartooydaas waxaana ka mid ah labo wiil oo jaamacada Boston u orda oo aan ku soo xirney markii aan ka soo dhaadhiciney aan ku xirney maamulka kooxda Qaranka  mudane Cabdulqaadir Caraale iyo macalinka Qaranka Cabdi Warsame si ay Soomaaliya ugu ordaan.

Magaalada Muqdisho iyo gobalada dalkana waxaa ku nool ciyaartooy tayo leh oo u baahan in loo diyaariyo inay ka qayb gali karaan tartamadaas caalamiga ah, waana sababta aan u imid Muqdisho inaan wax ka diyaariyo ciyaartooydaasi ayuu yiri macalinka Qaranka cayaaraha fudud ee Soomaaliya Cabdi Warsame.

Hadaba ciyaartooydii daneynaysa inay wadankooda u ordaan ama yaqaan dhalinyaro talent ah oo wadankooda ka matali kara fagaarayaasha caalamiga ah, waxay si toos ah ula xiriiri karaan hadii aad dibadaha ku nooshashey maamulaha kooxda Qaranka cayaaraha fudud mudane Cabdulqaadir Caraale oo degan wadanka Mareykanka (USA), hadii aad wadanka Soomaaliya ku nooshaheyna waxaa la xiriiri kartaa Gudoomiye Khadiijo Daahir.

Bahda isboortiga qurbaha ku nool waxaa muhiim ah inay  ogaadaan inay caawin karaa wadankooda iyagoo darajo raadineynin ama xil hayo kaliya,waayo murti ayaan oraneysa  ” ma ahan inaad raadiso un waxa wadankaada uu kuu qaban karo balse waa inaad raadisaa waxaad wadankaada u qaban karto”,marka hada waxaa la isaga baahan yahay qalab ka kooban kabo iyo dhar, dhaqaale, taageero ciyaartooy wadanka matali karta iwm ah sidii aad ugu caawin laheydeen waayo Xiriirka Soomaaliyeed ee cayaaraha fudud wax dhaqaale ah uu helo oo badan ma jirto,balse wuxuu u baahan yahey taageerada iyo gacanta dadka Soomaaliyeed ee wadankooda jecel ee doonaya in fagaarayaasha caalamiga ah aan keeno ciyaartooy u diyaarsan tartanka ay ka qayb galayaan.

Marka si arinkaasi u suurtagasho ayay mudanayaasha kale ah Cabdulqaadir Caraale iyo Cabdi Warsame howshatan dhabarka u saarteen iyagoo ku nool dalka Mareykanka ayay jeebkooda ka goosteen ticket dibna ugu noqdeen Soomaaliya, hadane markale ugu noqdeen si ay tababarkii ugu bilaabaan ciyaartooyda wadanka joogta ee aan heysan dhaqaale iyo garoomo ay tababarka ku qaataan, waxaa muhiim ah in laga baxo cashooyinka beenta ah iyo qudbadaha malaayacniga ah ee caadada u noqotey dadka Qurbaha ku nool habeen walbo lagu qasaarinaayo lacagaha badan, waxaa kaaga wanaagsan intii qof xil beneed warqad bug ah loogu soo qorey intii maalayacni waqti iyo lacag ugu dhumin laheyd inaad lacagtaas wiil Soomaaliya jooga kabo iyo dhar uu tababarka ku qaato u dirto ama wiil ama gabar Soomaaliyeed oo ciyaaro ka qayb galeysa siiso si ay safarka iga kabto.

Turxaanbixinta tusaale kugu filan musuqmaasuqa iyo qaladka dhan waan soo bandhignaa hadii wadanka la caawinaayo ama qof wax tar ah la soo dhaweynaayo qayb weyn ayaan ka qaadanaa, laakinse waxaa caqli xumo warqado iyo darajooyin aan anagaba bixino in lagu siro dad badan oo aan ogahey inay been loo sheegay, laakinse waxaa farxad ah inaan aragno kuwii shaley gurbaanka garaacayay inay maanta afkii juuqda gabey, hadane kuwii dhaliisha sheegayay inay sacbinayaan, waa loo baahan yahey qof walbo soo taabto darbiga.

Waxaan qormadeyda ku soo gabagabeynayaa in la taageero howsha ay wadaan XSCF ay hogaamiso Gudoomiye Khadiijo Dahir, Maamule Cabdulqaadir Caraale iyo Macalin Cabdi Warsame iyo dhalinyarada ay gacanta ku hayaan waayo howl wanaagsan ayay hayaan oo aan dhihi karo waa wadadii looga bixi lahaa  ceebta isxambaarka GOS ee tartamada caalamiga ee cayaaraha fudud, ha is dhihin hebel ayaan arkayaa waxbo uma qabanaayo qarankaada, war hebel meesha isaga maleh hadii qalad sameeyaana waa la cambaareynayaa, adiguna qof kaa xigta ma jirto isboortiga wadanka, taas xisaabta ku darso, waana laga fiican yahey in la isku fiirfiirsado, hadaa u fiirfiirsato hab dhaqankooda waxaana hubaa inaadan jeclaan doonin, balse waxaa muhiim in hada isbadalka socda la taageero si xiriirkan madax banaani u helo ugana baxo faragalinta lagu hayo.

CIYAARAHA GOBOLADA SOMALILAND‏
CIYAARAHA GOBOLADA SOMALILAND.

HARGEISA 02/06 – 20/06/13.

GROUP: A

Pos

Teams

Ply

Win

Lose

Draw

F

A

Pts

1

M-jeex

3

3

0

0

5

2

9

2

Saraar

3

2

1

0

5

3

6

3

Selal

2

0

1

1

2

3

1

4

Sanaag

2

0

1

1

3

4

1

5

B.hodle

2

0

2

0

1

3

0

GROUP: B

Pos

Teams

Ply

Win

Lose

Draw

F

A

Pts

1

Hawd

3

2

0

1

5

2

7

2

D.Madh

3

2

0

1

5

3

7

3

Badhan

3

1

1

0

5

4

3

4

Saxil

3

0

3

0

2

7

0

GROUP: C

Pos

Team

Ply

Win

Lose

Draw

F

A

Pts

1

Awdal

2

1

0

1

2

0

4

2

Gabiley

2

1

0

1

2

0

4

3

Sool

2

1

1

0

3

2

3

4

T.dher

2

0

2

0

0

5

0

Remaining Games:

11/06/13: Saraar vs Salel

Sanaag vs buhodle.

12/06/13: Awdal vs Tog.dher

Gabiley vs sool

13/06/13: Salel vs Buhodle

Sanaag vs M/jeex.

Soomaaliya oo markii ugu horeesay soo gaartay Finalka Cayaaraha WK Amsterdam (Sawirro)
Kooxda Kubada Cagta Soomaalida Holland ayaa Markii ugu horeesay soo gaartay Finalka Cayaaraha Kubada Cagta World Cup Amsterdam ee loo yaqaan (WK Amsterdam) kaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka Holland, iyadoona ay ka qeyb galaan in ka badan 60 kooxood oo kala matalaya Calankooda kuwaasi oo isugu jira Afrikan, Yurub, Asia, Arab iyo Laatiin Ameerika

Cayaarahaan oo Maalintii sabtida 08-06-2013 ka furmay Magaalada Amsterdam, ayaa waxaa lasoo gaba gabeeyay Maalintii Axada 09-06-2013, iyadoona Markii ugu horeesay Cayaarahaan inta la xasuusto ay Kooxda Soomaalida si weyn ugu soo dhex muuqatay 60-dowladood, kadib markii ay soo gaartay Finalka Cayaaraha.

Kooxda Soomaalida ayaa wacdaro u dhigtay Kooxo waa weyn oo iyagu ku hanweynaa in ay Cayaarahaan Finalka soo gaaraan sida Kooxda Wadanka Holland oo iyagu u cayaarayey Cayaaryahano caan ah oo horey ugu safan jiray Kooxda AJAX, Kooxda France oo ay u safanayeen Cayaartoy Caan ah iyo Kooxo kale oo iyaguna ay u safteen Cayaaryahano ka u cayaara Kooxo waa weyn oo ka dhisan Qaarada Yurub.

Kooxda Greece oo ay u cayaarayeen illaa iyo 3 Cayaaryahan oo ka safta Kooxaha ka dhisan dalkooda iyo Xulka Soomaalida Holland ayaa Cayaartii Finalka isugu soo haray, iyagoona soo bandhigay Cayaar Wanaag aad uxiiso badan taasi oo soo jiidatay Kumanaanka daawaneesay Cayaarta, inkastoo waqtigii loogu tala galay Cayaarta ay kusoo idlaatay 2-0, oo loogu Awood sheegtay Xulka Soomaalida Holland.

Guddoomiyaha Kooxda Kubada Cagta Soomaalida Holland Muxiyadiin M. Xasan ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in Markii ugu horeesay ay Cayaarahaan World Cup-ka Amsterdam soo gaaraan Cayaarta Finalka, isla markaana kasoo dhex muuqdaan illaa iyo 60 kooxood oo aad u waa weyn, waxa uuna rajo ka muujiyay in sanadka soo socda ay Natiijo tani ka wanaagsan ka keeni doonaan Cayaarahaan, isagoona Amaan ujeediyay Jaaliyada Soomaalida Amsterdam ee SOMVAO oo uu sheegay in sanadihii u danbeeyay ay maalgelineesay Kooxdaan Soomaalida.

Kooxda Soomaalida Holland ayaa gacanta loo galiyay Koobka Kaalinta 2-aad ee Cayaaraha WK Amsterdam iyo Bilado waxaana Kooxdaan Macalimiin u ahaa Macalin Khadar iyo Bashiir Baabujii, iyadoona Cayaarahaan inta ay socdeen ay usoo daawasho tageen Jaaliyada Soomaalida Holland iyo Bahda Isboortiga, iyadoona sidoo kale ay Cayaarahaan usoo daawasho tagay, isla markaana Amaan ujeediyay Kooxda Soomaalida Holland, Agaasimaha Guud ee Hey’adda HIRDA Marwo Faadumo Faarax oo ka mid ah Shaqsiyaadka Soomaalida kuwooda had iyo jeer u taagan Horumarinta isboortiga.

Kooxda xulka Soomaalida UK oo gaartey quater finalka koobka Africa Nations cup 2013‏
Kooxda Soomaaliya oo kaalin fiican ka gashey koobka African Nations Cup London oo lagu qabtey Bariga London.

Mar aan la kulmey macalinka kooxda Soomaaliya macalin Ibrahim Amoore ayaa isheegay inuu ciyaartooyda kooxda ka soo xuley UK iyo Holland.

Waxaan dheelnay wareegii koowaad 3 ciyaar, kuwaas oo aan ka badiney kooxaha Zinzibar,Tanzania iyo South Africa, halka wareega labaadna ay u baxney kooxda Siriliyoon,tasoo noqotey inaan ka harno kadib markii 1 iyo 0 noolaga badiyay.

Waxaan noqotey kooxdii ugu wanaagsaney oo hesha goal dhalinta kaalinta koowaad, waxaana filayaa inaan meel fiican gaarsiiney kooxda iyo magaca Soomaaliya.

Somaliweek UK oo dib boorka looga jafey
Maamulkii Somaliweek UK ayaa go’aansadey inay dib boorka uga jafaan ururkoodii islamarkaana ay ku qabtaan magaalada London tartankii cayaaraha xagaaga marka laga soo noqdo bisha barakeysan ee Ramadaanka.

Somaliweek UK Festival 2013 maamulkoodana wuxuu noqon doonaa sida soo socoto:

Mudane Cabdi Axmed Gudoomiyaha Somaliweek UK 2013

Mudane Cabdulqadir Maxamed ” Daa’uus” Gudoomiye Ku xigeen

Mudane Cabdisalaam Dhicisow Muumin Xoghayaha guud

Mudane Cabdullaahi Xasan ”Shiino” Qansajiga

Mudane Maxamed Buuwe Xiriirka Dibada

Mudane Xuseen Aden ”Deeq” Xiriirka Kooxaha

Gudiga Farsamada:

Mudane Cabdirashiid Isloow

Mudane Cilmi Waabari

Mudane Xuseen Abati

Mudane Maxamed Handball

Mudane Yaasiin Diinoow

Xaflad lagu shaacinayay maamulka cusub ayaa xaleyto waxaa lagu qabtey galbeedka magaalada London ayna ka soo qayb galeen maamulka Somaliweek iyo marti sharaf lagu martiqaadey, kuwaasoo dhamaantood sheegay inay taageersan yihiin kuna faraxsan yihiin in Somaliweek dib boorka looga jafo ayna magaalada London ku qabtaan cayaarihii xiisaha badnaa ay ku qaban jireen.

Maamulkan cusub ayaa hoosta ka xariiqay in goonidood ay u qabanayaan cayaaraha cid kalena waxbo ku darsaneynin ayna jecel yihiin in qofkii wax qabanaayo uu qabsado, balse loo baahan yahey in waqti kale duwan la qabsado tartamada.

Xafladaasina waxaa ka hadley mudanayaasha kale ah Macalinkii Qaranka Shiino Guhaad, Macalin Qaaluu, Xildhibaan hore Cabdi Dheeg, Gudoomiye Dahir Cali, Cabdullahi Abshir, Cabdirisaaq Musse, Yaska Axmed, Ray, Idiris Darman, Axmed Patel, Shiikh Jamaal Weyne. Cali Tabelo. Muudey, kuwaasoo sheegay dhamaantood inay ku faraxsan yihiin maamulka cusub uu hogaamin doono Gudoomiye Cabdi Axmed lana shaqeyn doonaan una islamarkaana ay rajeynayaan si wadajir ah howlaha cayaaraha u qabtaan.

Ugu dambeyntiina waxaa halkaasi ka hadley Gudoomiyaha iyo Xoghayaha Somaliweek, kuwaasoo sheegay inay shaqada loo dhiibey ay uga soo dhalaali doonaa si daacadnimo leh ayna shaqadaana ay u wada taalo dhamaan maamulka Somaliweek oo dhan qabashadeeda.

Cayaarahaan ayaa la filayaa in lagu qabto galbeedka magaalada London islamarkaana ay maamulka cusub soo bandhigaan waqtiga la qaban doono iyo kooxaha ka qayb gali doono hadii Eebe idmo.